Fashilka Wasaarada Waxbarashada Maxaa Sabab u ahaa, Maxaasa la Gudboon Wasiir Goodax?

Markii Kooxihii Jabhadaha ahaa ay Xukunka ka Tuureen Maxamed Siyaad Barre 1991 Waxaa Bilowgiiba Hanaqaaday Goobo Waxbarasho oo ay Fureen Aqoonyahano Somaliyeed oo goobo kala duwan oo ka tirsan Dalka ay fureen ,waxa xarumahaas ka aflaxay arday farabadan oo magac , mansab iyo maamuusba ku dhex yeeshay bulshada . Dowladahii dalka isaga danbeeyay waa garawsanaayeen … Continue reading Fashilka Wasaarada Waxbarashada Maxaa Sabab u ahaa, Maxaasa la Gudboon Wasiir Goodax?